• Bahweynta Sport oo taageertay Macallimintii dhawaan la magacaabay

Waxaa magaalada Toronto lagu qabtay xaflad lagu taageeraayey macallimintii iyo madaxdii xulka qarank kubadda koleyga ee dhawaan lasoo magacaabay.

Xafladan oo aad loo soo agaasimaay ayaa waxaa kasoo qeybgalay bahweynta sportiga ee North America iyo Europe.

 

Xafladan ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah marti sharaftii kasoo qeyb gashay,iyagoo dhamaantooda isku raacay in Macallimiinta iyo madaxda loo doortay xulka qaranka kubadda koleyga ay yihiin rag ku habooon xilalkaasi iyagoo weliba qibrad dheer u leh.

Ugu dambeyntii waxaa halkaasi ka hadlay Macallinka xulka qaranka Cabdulqadir Shiikha, Ku xigeenkiisa Osman Bruno, Macallinka ciyaartooyda ay da'dooda ka hooseyso 17 jir (U17) Da'uud Dheer iyo Madaxa xulka qaranka Farah Oday.

Maqaalkani oo maqal iyo muuqaal ah xagga sare ka daawo



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line