| Toronto Sinadako Cup: Ciyaarti semi-finaka ee Sindako cup ayaa waxaa wada ciyaaray kooxda Down town iyo kooxda Seif Fc. Ciyaartan ayaa waxaa aad loogu gacan sareeyay kooxda Seif iyadoo 8-3 beerka loo geliyey.
Ciyaartii labaad ee semi-finalka ayaa waxaa dhibcihii sid fudud ku qaatay kooxda Dixon kadib markii kooxda Muqdisho FC la ganaaxay, ciyaartana laga saaray.
Kooxaha Downtown iyo Dixon ayaa wada ciyaari doonaa ciyaarta finalka . Ciyaartana ayaa lagu wado in la qabto maalinta Sabtida oo ay bishu tahay tahay September 17,2011 insha allah.
W/D Mohamed Busuri Sawir Qaade Mohamed Ganey
|
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|