• Wafdigii Reer London Oo Si Diiran Loo Sii Dhaweeyay

 

Waxaa magaalada Toronto ka dhoofay wafdigii balaarnaa ee uu hogaaminayey Mudane Dahir Cali Kulmiye.

Wafdigan ayaa ka soo qeybgalay tartankii ciyaaraha kubadda cagta iyo koleyga ee Toronto.

Garoonka diyaaradaha ee Toronto Pearson International Airport, ayaa waxaa isugu yimid qaar ka mid ah bahweynta sportiga ee magaalada Toronto, si ay u sii dhaweyaan wafdigan.

Halkan sare ka daawo sii dhaweyntani oo maqal iyo muuqaal ah

W/D Mohamed Busuri

Wariye Yusuf Sheeko Xariir "UK"

Sawir/Film Qaade: Mohamed Ganey

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line