• Muqdisho & Downtown oo is mari waayey

Toronto Sindako Cup 2011. Waxaa garoonka Soccer City ka dhacay ciyaar ka tirsan tartanka koobka loogu magac daray Faarax Wehliye Cadow "Faarax Sindako".

Ciyaartii kowaad waxaa wada ciyaaray kooxda Downtown iyo kooxda Muqdisho FC.

Labdan kooxood oo soo bandhigay ciyaar aad u xiiso badan ayaa waxay isla dhaafi wayeen 5-5.

Sidoo kale ciyaartii labaad oo ay wada yesheen kooxaha Dixon iyo Somali Stars ayaa iyadan ku soo dhamaatay bar bardhac 4-4.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line