|
Waxaa garoonka weyn ee Soccer City ka furmay tartan kubadda cagta ah. Koobkan oo ay ku loolamayaan 6 kooxood oo ka dhisan magaalad Toronto, ayaa waxaa loogu magac daray Allaha u naxaristee Faarax Wehliye Cadow "Farx Sindako".
Ciyaartii furitaanka ayaa waxaa isaga horyimid kooxda Seif FC iyo Kooxda Scarbrough Stars.
Labadan kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar aad u fiican oo ay aad ula dhaceen dhamaan dadkii u soo daawashada tagay. Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu kala nastay 2-2.
Nashadii kadib ayaa kooxda Seif FC ay dar dar hor leh la soo galeen garoonka, iyagoo dhow goor oo daran doori ah halkaasi ka dhaliyey sidaana ay guusha ku raacday.
|
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|