| 
Waxaa xalay oo bishu aheyd Nov 23, 2009 Sosca qabatay xafladii shanadeedka. Xafladaas oo lagu qabtay Days Inn ku yaal Weston. Toronto. Waxaa ka soo qeybgalay Rugcadaayadiii ciyaaraha iyo dhalinyarada hadda ciyaarata iyo waliba qabqaabiyaasha ciyaaraha xagaaga. Xafladaa oo si wacaagsan loo agaasimay, Waxaa aayado quraan ah ka akhriyey Gacal, Gudoomiyaha Sosca oo mahadceliyey dadkii xaflada ka soo qeybgalay. Una sheegay in ay lagama maarmaan tahay in ciyaaraha ay meel lagu qabto, waxaa kaloo hadlay sheegayna gudoomiye kuxigeenka Cabdulaahi Yusuf, Salad Guuleed, iyo Axmed Kulmiye oo u mahadceliyey marti sharafkii xaflada ka soo qeybgashay, ku baraarujiyey in midnindau ay tahay shay qaali ah, loona baahan yahay in ciyaaraha hal meel lagu dhigo. Waxaa xusid u baahan ciyaartooydii hore oo ay ka midyihiin.




Macalin Tuke, Bruno, Oowbaare, Mukhtar Cuti, Libaan Gabebeyre, Xassan Xarbi, Xassan Kaabagalas, Baashi,

  
Waa tan hoos ku qoran dadkii shahaadooyinka la gudoonsiiiyey;
** Appreciation Certificate ** |
1. Abdulkadir |
Botan |
“Isoomareey” |
|
2. Abdulkadir |
Ali |
“Qarindi” |
|
3. Abdulkadir |
Hussein |
“Nuuraaye” |
|
4. Abukar |
Deqow |
“Boos Caato” |
|
5. Yonis |
Warsame |
“Galbeete” |
|
6. Abdi |
Afrah |
|
|
7. Abdirashid |
Omar |
“Islow“ Nabada Team” |
|
8. Abdirahman |
Mahamud |
“Wembley Team” |
|
*** Recognition Awards of Media *** |
1. Qaranimo.com |
Aden |
|
|
2. Xiddigaha.com |
Busuri |
|
|
3. Midnimo Radio |
UK |
|
|
4. Maqaal.com |
Asad |
|
|
5. Hiiran.com |
H. Hagi |
|
|
6. Billajo.com |
Anwar |
|
|
7. Ceelbuurnet.com |
Afrah |
|
|
*** Leadership Awards *** |
1. Mohamed |
Amiin |
“Sief FC“ |
|
2. Mohamed |
Hajinur |
“Somali United“ |
|
3. Abdullahi |
Mohamed |
“Hilltop“ |
|
** Coach of the Year ** |
1. Abdullahi |
Salah |
“Farris” |
Banadir Team |
** Community Service Award ** |
1. Nur Omar |
Nur |
“Itop” |
|
2. Mohamed |
Abdullahi |
“Januune” |
|
3. Mohamud |
Mursal |
|
|
4. Sadaq |
Duale |
|
|
XX Outstanding Community Service Award XX |
|
1. Abdullahi |
Abdi |
“Sarifle” |
|
|
2. Guidance |
0. Dahir |
Rage |
“Boodaaye” |
|
|
0. Dahir |
|
“Marshaale” |
|
|
0. Omar |
Warsame |
|
|
|
3. Center of Youth Development & Mentoring Services |
0. Abdifitah |
Warsame |
“Marayare” |
|
|
0. Ali |
Shiekh-Abukar |
|
|
|
0. Saduq |
Ali Hashi |
|
|
|
4. Almos Youth Development |
0. Farah |
Nur |
“Farah Oday” |
|
|
0. Ahmed |
Abukar |
“Axmadeey B” |
|
|
0. Daa’uud |
Mohamed |
“Daa’uud Dheer” |
|
|
Dixon Youth Team |
5. Abdisamad |
Sheik-Qasim |
|
|
|
*** Lifetime Achievement Award *** |
1. Mohamed |
Farah |
“Dabdamis” |
|
2. Osman |
Mohamed |
“ Buruno” |
|
3. Mohamed |
Hajji |
”Uureey” |
|
4. Yusuf |
Mohamud |
“Shaqaaq” |
|
5. Mukhtar |
Ahmed |
“Cuti “ |
|
6. Hassan |
Abukar |
“Hassan Yare” |
|
7. Mohamed |
Ali |
“Turumbo” |
|
8. Hassan |
Harbi |
|
|
9. Abdulrab |
Salah |
|
|
10. Abdinasir |
Hussein |
“Baashi” |
|
11. Abdullahi |
Yusuf |
|
|
W/D Ahmed Kulmie "Xinbil"
|


Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|
|