• Prof. Jawaari oo furay Sosca Somali Week Basketball Toronto 2016

 Prof. Mohaemd Osman Jawaari oo furay Sosca Somali Week Basketball Toronto 2016.
Guddoomiyaha Baaralamka Somalia Prof. Jawari ayaa ka soo qeybgalay xafladii furitaanka tartanka kubada coleyga ee la magac baxay Sosca Somali Week Basketball 2016.
Guddoomiye Jawari ayaa halkaasi qudbo qiimo leh kasoo jeediyay, ugu dambeyntiina kubaddii furitaanka halkaasi ku laaday.
Tartankani ayaa waxaa kasoo qeybgalay 8 koooxood oo kala ah: Minnesota, Philippines, Maple, Kitchener, Buffalo Rochester, Lawrence Heights, Khalid bin Walid iyo Sosca .
Maqaalkani oo maqal iyo muuqaal ah "Video" iyo dhamaan sawiradii filo goor dhow




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line