• Sucaado Cabdullahi Gallow oo si heer sare loogu soo dhaweeyay London

Xaflad si heersare ah loo soo agaasimey isla markaana lagu soo dhoweynayey cayaaryahandii
wadanka Somalia aadka looga jeclaa ee HORSEED iyo QARANKA Sucaado Cabdullahi Gallow
ayaa lagu qabtay maqaayada weyn ee SAVANNAH oo ku taala galbeedka magaalada London, iyadoo si wada jir ah ay us oo abaabuleen dhamaan bahda isboortiga ee caasimada UK oo ay hormuud u ahaayeen asxaabta SOUTHALL.

Sucaado oo ahayd gabadhii ugu taageerayaasha badneyd berigii ay u cayaari jirtay kooxda Horseed iyo Qaranka ayaa marar badan safar ku timid wadanka Ingiriiska,iyadoo xili walba si heer sare ah loogu soo dhoweeyo.

Soo dhaweyntii Sucaad oo maqal iyo muuqaal ah ka daawo xagga sare


 

 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line