• Garoonka Weyn Ee Xarunta Nabadda Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Tartankii K/Cagta

Ciyaar k/cagta oo xiiso badan ayaa ka dhacday garoonka weeyn ee xarunta
nabadda, sportiga iyo dhallinyarada ee magalada Galkacyo, ciyarahaas oo ay kamid ahayd munasabada maalinta nabadda aduunka Sep 21ka, halkaas oo lagu soo bandhigay tartamada caruurta da;aha kala duwan 8-10 jir 12-14 jir orodo kala duwan botimo gagaaban.abbaarihi 4tii galabnimo ayaa waxaa bilaabatay ciyaartii xiisaha lahayd oo tageero badan


aysugayeen oo ah labada nadi ee kala ah Sunni Stars Gal Mudug iyo FC Bacley ciyaarta waxay ku bilabatay jawi dagan weerar iyo weerar celis barbarkeey kabaxdaa waa bakeyle qaleen; kubad siwanaagsan ufarsameeysan ayaa daqiiqadii 25aad u dhaliyay kabtanka nadiga Sunni oo lambarka5aad laguna magacaabo Bashiir BB, dhamaadka ciyarta ayaa goolkii ladaad u dhaliyey Hassan Suarez nadigiisa Sunni Stars ee Galmudug nadiga FC Bacleey oo waxba aan dhalin .

Xafladaa ayaa waxaa ka soo qeyb galay mamulka gobolka mudane Mohamed Yusuf jamac

Duqa magalada mudane Said Abdi Farah, Marwo Asha Gelle iyo Maamulka Galkayo
ee PDRC halkaasoo ay kajeediiyeen erayadii ku haboona munasabada, kuna bixiyeen abaal marinadii loogu talagalay koobka kalinta 1aad Sunni Stars ee Galmudug. Kooxda Labaad FC Bacley iyo caruurta oo lagudoonsiiyey agab sport ugu dambeyntii xiddgii hore ee xulka qaranka somaliyeed ee kubbadda cagta Mohamed Haji Aden (urey) & GECPD oo markasta garabtaagan arimaha dhalinyarada iyo isdhexgalka xagga nabadda ayaa u mahadceliyey kaqeyb galayashii xafladdaan Maalinta Nabadda aduunka

W/D Mohamed Haji Aden: tell: 252-902-58217
Gaalkacyo
ureey10@gmail.com





Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line