Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Isboortiga reer Toronto iyo maamulka shabakadda xiddigaha.ca Waxaa ay tacsi u dirayaan Ciyaaryahankii kooxda Horseed iyo xulka qaranka Aweys Muuse Arboow (Aweys Fuundi) oo Hooyadiisa Allaha u naxariistee marxuumad Khadiijo Aadan Baakay oo ku geeriyootay degmada Afgooye ee waddanka Somaaliya

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumadda jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii, eheladii iyo asxaabtii ay ka baxdayna samir iyo iimaan u Eebe ka siiyo'

AAMIIN AAMIIN AAMIIN...

Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

Macallim Tuke
Mussa Mohamed Nasir
Maxamed Farax "Debdamis"
Cusman Abanur "Bruno"
Cabdi Maxamud "Dheere"
Mukhtaar Maxamed "Cuti"
Mohamed Xaji" Urey"
Farax Jamac "Odey"
Axmed Abukar "B"
Cantar Jeenyo
Eng. Yusuf Dheere
Eng. Abdisamed Sh. Qasim
Xassan Xarbi
Cumar Warsame
Kulmiye "Xinbil"
Mohamed Busuri
Shiikhanuur Mohamud Afrah "Shiikha"
Cabdulqadir Muuse "Nuuraaye"
Oday Mursal
Muuse Dhiblaawe
Maxamed Farax Qambi
Baashi Cali Bashi
Daahir Cali Xussen "Marshalle"
Daahir Boodaaye
Abdirabe Salah
Abdalla Salah "faris"
Mohamed "Ganey"
Cabdi Aadan
Maxamed Cali "Turunbo"
Cumar Dhiblaawe "Ganjab
Cabdifatax Marayere
Sadiq Farax Ducaale
Cabdirisaaq Cadare

Waxaana Allaha awoodda badan uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, marxuunka dhamaan qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN