Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Isboortiga reer Toronto iyo maamulka shabakadda xiddigaha.ca Waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheladiii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday allaha u naxaristeee marxuum AXMED QALDAAN oo ka mid ahaa ciyaartooyda kubadda cagta ee Muqdisho (Munishiibiyo).

Waxaan AIlaha awooda leh uga baryeynaa in marxuunka uu jaddandi Fardowsa ka waraabiyo, eheladii iyo asxaabtii uu ka geerioodayna uu samir iyo imaan ka siiyo

AAMIIN AAMIIN AAMIIN...

Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

Macallim Tuke
Mussa Mohamed Nasir
Cusman Abanur "Bruno"
Cabdi Maxamud "Dheere"
Mukhtaar Maxamed "Cuti"
Mohamed Xaji" Urey"
Dr. Yusuf Shaqaaq
Salaad Shiino
Oday Mursal
Farax Jamac "Odey"
Axmed Abukar "B"
Cantar Jeenyo
Eng. Yusuf Dheere
Eng. Abdisamed Sh. Qasim
Xassan Xarbi
Cumar Warsame
Anwar Taabit
Mohamed Busuri
Cumarey Baarba
Xaaji Ciise
Daahir Cali Xussen "Marshalle"
Daahir Boodaaye
Mohamud Dhoore
Imaan
Ahmed Bakari "Hamada"
Cabdulqadir Yuul
Hassan Bankari
Abdullahi Bule
Sheekh Baliiley
Kulmiye Xinbil
Mohamed Cali Shiikhey
Cabdulqadir Muuse "Nuuraaye"
Oday Mursal
Muuse Dhiblaawe
Maxamed Farax Qambi
Baashi Cali Bashi
Abdirabe Salah
Abdalla Salah "faris"
Mohamed "Ganey"
Cabdi Aadan
Maxamed Cali "Turunbo"
Cumar Dhiblaawe "Ganjab
Cabdifatax Marayere
Sadiq Farax Ducaale
Cabdirisaaq Cadare
Shiikhnuur Mohamud Afrah "Shiikha"

________________________________________________

Washington Somali Stars waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheladiii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday allaha u naxaristeee marxuum AXMED QALDAAN oo ka mid ahaa ciyaartooyda kubadda cagta ee Muqdisho (Munishiibiyo).

Waxaan AIlaha awooda leh uga baryeynaa in marxuunka uu jaddandi Fardowsa ka waraabiyo, eheladii iyo asxaabtii uu ka geerioodayna uu samir iyo imaan ka siiyo

AAMIIN AAMIIN AAMIIN...

_____________________________________________

Fadlan haddii aad dooneyso inaad tacsi dirto la soo xiriir

info@xiddigaha.ca