Shabakadda xiddigaha.ca iyo wargeyska Somali Canadian Times oo ku hadlaya magaca dhamaan bahweynta sportiga ee North America ayagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta lahayd ee ku timid wasiikrii hore ee Sportiga Allaha u naxariistee, Saleebaan Colaad Rooble waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan reerkii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday. Waxaana Allaha awoodda badan uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|