Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Maamulka xarunta DYESC gaar ahaan macalimiinta Naadiga Dixon FC waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan macalin Cabdisamed Sh. Qasim oo walaalkii Cabdicasiis Sh. Qasim janaddii Allaha ka waraabiyee uu ku geeriyooday dalka Kenya maalinimaddii Jimcaha oo ay taariikhdu ahayd March 25, 2011.

Waxaa tacsida diraya:

1.Macallim Mukhtar Cuti, xaaskiisa iyo caruurtiisa
2. Ali Mohamed – Ali Baba, xaaskiisa iyo caruurtiisa
3. Garsoore Bashir Ebey, xaaskiisa iyo caruurtiisa
4.Mohamed Bakaari- Mahamaadi, xaaskiisa iyo caruurtiisa
5.Dirie Bile, xaaskiisa iyo caruurtiisa
6.Abdikarim Agil, xaaskiisa iyo caruurtiisa
7.Principal Ali Abdi, xaaskiisa iyo caruurtiisa
8.Abdikarim Hurre – A. Ottawa, xaaskiisa iyo caruurtiisa
9.Coach Shaka, xaaskiisa iyo caruurtiisa

Waxaa taci sidoo kale Eng. Cadisamed Sh. Qasim u dirayaa Dhamaan Bahda Isboortiga reer Toronto, maamulka shabakadda xiddigaha.ca & Wargeyska Somali Canadian Timies

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa Marxuumka inuu Jannadii Fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna u samir iyo iimaan ka wada siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN..

Qofkii doonaayo in uu tacsiyo u diro qoyska iyo ehellada Marxuumka. Fadlan soo dir Email: info@xiddigaha.ca