Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Isboortiga ee North America iyo maamulka shabakadda xiddigaha.ca waxaa ay tacsi u dirayaan Xaawo sheakh Axmed (Xaawo taako) oo hooyadeeda Xaajiyo Faadumo Cabdow Maxamed ku geeriyootay magaalada Qaahira ee dalka Masar taariikhdu markay ahayd 17/09/2014.

Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

Macallim Tuke
Mussa Mohamed Nasir
Maxamed Farax "Debdamis"
Cusman Abanur "Bruno"
Cabdi Maxamud "Dheere"
Mukhtaar Maxamed "Cuti"
Axmed Abukar "B"
Dr Yusuf Shaqaaq
Mohamed Xaji" Urey"
Eng. Yusuf Dheere
Khaliif Riiko
Soomaaliyow
Cabaas
Cabdulqadir Carale
Feysal Qaldaan
Baabuurey
Saadiq
Saciid
Farax Jamac "Odey"
Oday Mursal
Cantar Jeenyo
Saciid Farax Ducale
Cabdirashid Bakin
Abdisamed Sh. Qasim
Xassan Xarbi
Cumar Warsame
Kulmiye "Xinbil"
Mohamed Busuri
Cabdulqadir Muuse "Nuuraaye"
Saciid Dhuuni
Muuse Dhiblaawe
Maxamed Farax Qambi
Baashi Cali Bashi
Daahir Cali Xussen "Marshalle"
Daahir Boodaaye
Abdirabe Salah
Abdalla Salah "faris"
Mohamed "Ganey"
Cabdi Aadan
Maxamed Cali "Turunbo"
Cumar Dhiblaawe "Ganjab
Cabdifatax Marayere
Sadiq Farax Ducaale
Cabdirisaaq Cadare

Waxaana Allaha awoodda badan uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, marxuunta dhamaan qoyskii uu ay ka baxadayna samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN