Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Ururka TODAY , maamulka shabakadda Xiddigaha.ca iyo dhamaan Bahda Isboortiga ee Toronto waxaa ay tacsi u dirayaan Mohamed Farah Qambi iyagoo ugu tacsiyadeynaya walashiisa Allaha u naxariistee Marxuumad Safiyo Farax Qambi oo maalintii jimcaha, 8 May 2015 ku geeriyootay Isbitaal ku yaal Columbus Ohio.Dalka Maraykanka.

Waxaana Allaha awoodda badan uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, marxuumada dhamaan qoyskii ay ka baxdayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

____________________________________

Qofkii doonaayo in uu tacsiyo u diro qoyska iyo ehellada Marxuumda. Fadlan soo dir Email: info@xiddigaha.ca