• TOFCO League Toronto 2017

Waxaa magaalada Toronto si rasmi ah uga furmay horyaalkii la magac baxay TOFCO oo ay ku loolamayaan kooxaha Dixon Fc, Hamilton Stars, Muqdisho Fc, Xiddigaha Fc iyo Wamo. Shantan kooxood ayaa koox waliba ay ka kooban tahay ciyaartooy da'dooda u dhaxeyso 8 jir ilaa iyo 15 jir.
Furtiaankii ciyaarahan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Bahweynta sportiga ee Toronto iyo weliba warbaahinta kala ah: SNT, Somali Cable, Muuqalka Somalida iyo Xiddigaha Media.
Abdirashid Bakin oo ah guddoomiye ku xigeenka Somali Minifootball Association iyo Mohamed Osman oo ku hadlayay magaca TOFCO ayaa halkaasi ereyo soo dhaweyn iyo Mahadcelin kasoo jeediyay.
Tartankani ayaa waxaa si rasmi ah u furay xiddigii hore ee Jeenyo iyo xulka qaranka Dr. Yusuf Shaqaaq oo kubadda halkaasi ku laaday.

Ciyaarihii ilaa iminka la ciyaaray ayaya kooxaha waxay u kala badiyeen sida tan?

U14: Xiddigaha 2-2 Dixon Fc. Hamilton Stars

Dhanka Gabdhaha waxaa 6-4 ku badisay kooxda Muqdisho Fc. Dhinaca wiilasha U14 Hamilton Stars ayaa 5-3 ku adkaatay Sidoo kale wiilasha U16 ee Hamilton Stars ayaa 3-1 kaga badiyay MFC.

Kulmada so socda ayaa waxay kooxha isu arki doonaa sidan tan:

February 25,2017

Xiddigah fc v Muqdisho Fc

Dixon Fc v Wamo

______________________

March 4,2017

Dixon fc v Hamilton

Xiddigaha v Wamo

______________________

March 11,2017

Wamo V Hamilton

Muqdish Fc v Dixon

________________________

March 18, 2017

Wamo V Muqdisho Fc

Xiddigaha v Hamilton



 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line