• Xafladdii TODAY Somali Week Toronto 2015

Waxaa magaalada Toronto lagu qabtay xaflad aad u ballaaran oo lagu maamusayay sannad guuradii 25aad ee ciyaaraha Somali Week 2015.

Xafaldni oo ay soo qaban qaabisay ururka TODAY, ayaa waxaa kasoo qeybgalay siyaasiin, ciyaartooy, dhallinyaro, iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulashada Soomaalida.

Xafladan oo maqal iyo muuqaal ah iyo dhamaan sawiradii la soco goor dhow

 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line