• Ilamos Iyo Xiddigaha Oo Isugu Soo Haray Final

Waxaa magaalada Toronto oo dhawaanahanba ka socday tartan kubadda koleyga oo ay ku loolamayaan ciyaartooyda ay da'dooda ka hooseyso 13 Jiir (U13).

Tartankani oo ay soo qaban qaabisay Ururka Ilamos ayaa koobkani ugu magac dartay AUN Sharmarke M. Farah Qambi oo dhawaanahan gacan ka gardaran ay ku dishay magaalada Toronto. Koobkani ayaa ciyaarta kamadambeynta Final ay isugu soo hareen kooxda Ilamos oo martida loo yahahay iyo kooxda Xiddigaha. Kaalinta 3aad ayaa waxaa iyaguna u tartami doonaa kooxaha Banadir iyo CYDMS.

Ciyaarahan ayaa waxaa la ciyaari doonaa maalinta Sabtida oo ay bishu tahay May 14, 2016. Saacadu markey tahay 4:30 pm




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line